Xildhibaanada dalka oo maanta ka dooday in la badalayo waqtika doorashooyiinka dalka

Waxaa manta xidlibanada dalaka ay kawada dooneen waqtiika ay qabsoomayso doorashada wallow ay sheegen in waqtika hadda ay habooneen in laqabto doorasha ee agosto iyaado horan ay ahaan jirtay bisha diseember.

Waxaa xidlibanada ay sheegeen in doorashaada guud ay xita waqtikii waxbarashada ay ardayda saameysay , iyaado waliba shacabka ay ku mash quulsanyihiin shaqooyinkooda ee bisha agosto marka loo barbar dhigo bisha diseembar.

Xidlibanka laga soo doorta mathare Antony Oluoch iyo madaxa aqlibayadaa barlamanka dalka aden bare dualle ayaa kaso horjestay in wax aftii ah loo qabto in doorashooyinka wadanka ka dhaca waqtika laga badalo balse duallle ayaa xasuusiyay afayeenka in 2015-kii ay ayaaga ay an sixiyeen haddana ay ayaaga lataala in wax ay  ka qabtaan isbadala dhanka doorashooyinka .

Xidlibaanada ayaaa add ogaaa dooday manta mowqifka doorasha iyo in wax laga badalo iyaado xidlibaanadaa ee waliba ay soo hadal qaadeen dhanka waxbarashada iyo in kenyanka ay ku howl layihiin ganacsikooda

 

 

 

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *