Posted in WARARKA

Falastiiniyiinta oo berri dibadbax ka dhigaya daanta galbeed

Shacabka wadanka Falastiin ayaa ku baaqay in la isugu soo baxo dibadbax ay qorsheynayaan inay berri oo isniin ah ka sameyaan daanta galbeed, marinka Qaza…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-30-09-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Maxkamada Masar oo amartay in dib loo dhageysto kiiska hoggaamiyaha ikhwaanul muslimiin

Maxkamad uu fadhigeedu yahay caasimadda wadanka Masar ee Qaahira ayaa amar ku bixisay in mar kale la dhageysto dacwad uu wajahayo hoggaamiyaha walaalaha midoobay ee…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in hawlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al Shabaab

Shirka caadiga ah ee Golaha Xukuumada Jubbaland oo maanta uu shir gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagaga hadlay xaaladaha amniga, siyaasada iyo qodobo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweyne ku xigeenka dalka oo ku baaqay inaan dowlada faragelin lagu sameynin

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Mr. Willaim Ruto ayaa maanta sheegay in kulkankii taarikhiga ahaa ee 9-kii bishii saddexaad ee sannadkan dhexmaray hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru…

Posted in WARARKA

Wasiirka beeraha oo sheegay in dhawaan lacagahooda la siinayo beeraleyda Galeyda

Wasiirka wasaaradda beeraha ee dalka Mwangi Kiunjuri ayaa sheegay in laga bilaabo maalinka talaadada ah ay dowladu lacago siin doonto beeraleyda galeyda. Beeraleydan ayaa maalmihii…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Olole loogu jiro in lagu bedelo dastuurka oo muran dhaliyay

Waxaa uu muran iyo hadal hayn siyaasadeed ka dhashay olole uu madaxa xisbiga Thirdway Alliance Dr. Ekuro Aukot ugu jiron in isbedel lagu sameeyo dastuurka…

Posted in WARARKA

Abaanduulaha booliska oo sheegay in dowlada ay ka go’antahay isbedelada ammaanka

Abaanduulaha ciidamada booliska ee dalka Mr. Joseph Boinett ayaa shaaca ka qaaday in dowlada ay ka go’antahay ka dhabeynta isbedelada lagu sameynayo waaxda qaran ee…

Posted in WARARKA

Doorasho baarlamaani ah oo maanta ka dhaceysa Ciraaq

Shacabka ku nool waqooyiga Ciraaq ayaa maanta u dareeray doorasho baarlamaani ah oo ay ka qeyb qaadanayaan. Arrintan ayaa imaanaysa hal sano un kadib markii…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha golaha KNEC oo sheegay inaysan jirin warqado imtixaan oo la helay

Guddoomiyaha golaha imtixaanada qaran ee KNEC Prof. George Magoha ayaa sheegay inaysan jirin warqado ay ku qoranyihiin su’aalaha maadooyinka kala duwan ee lagu imtixaano ardayda…