Dhageyso:- Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida oo kulan ku Yeeshay Magaalada Johanneesburg

HPIM1139.JPG

Iyadoo haben hore ee ay kulan magaalada Johanneesburg ku yeesheen Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida iyo Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa looga hadlay dhibaatooyinkii ka soo gaaaray ganacsatada Soomaalida Rabshadahii ka dhacay deegaanka Saweto.

Kulankaasi Masuuliyiintii ka qeybgashay oo uu ka mid ahaa Safiirka Soomaalida u fadhiya Dalkaasi Jamaal Maxamed Barrow, ayaa waxaa halkaasi lagu magacaabay guddi ka shaqeeya caawinta dadkii hantidooda lagu boobay iyo sidii loo caawin lahaa.

Ila iyo hadda waxaa u muuqataa in boob hantiyadeed lagu hayo dadka soomaaliyeed ee ku nool wadanka Koonfur Africa

 

 

Dhagayso:- Soomaalida South Afrika Dukaamada ku leh oo ka hadlaya dhibaatada halkaa ka jira

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *