Howlgallo ka Socda Afgooye

Ciidanka dowladda Fedareelka Soomaaliya ayaa saaka howlgallo waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose .

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa baadigoobaya dagaalyahano Al-Shabaab ka tirsan oo lagu tuhmayo in ay ku sugan yihiin qeybo ka mid ah Xaafadaha degmada Afgooye.

Al-Shabaab ayaa weerar khasaare geystay ku qaaday degmada Afgooye, habeen hore, waxaana hadda si weyn loo adkeeyay Ammaanka.

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in la adkeyn doono Ammaanka degmada Afgooye , madaama Al-Shabaab ay dhowr jeer ay kusoo qaadeen weeraro geystay khasaare badan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *