Posted in WARARKA

Degmada balanbale oo laga mamnuucay gaadiidka muraayadaha madow ay ku xiran yihiin.

Wararka ka imaanaya degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maamulka degmaasi uu gabi ahaanba mamnuucay inay degmadaas iyo deegaanada kale…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ra’isulwasaaraha Ethopia.

Sida ay baahisay wakaalada wararka Soomaaliya ee SONNA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Beijing ee Caasimada dalka Shiinaha kula…

Posted in WARARKA

Hay’adda UNRWA oo cabasho ka muujisay dhaqaalaha uu Maraykanka ka jaray

Hay’adda qaabilsan daryeelka qaxootiga ee dalka Falastiin ee magaceedu loo soo gaabiyo (UNRWA) ayaa go’aanka Maraykanka uu meesha uga saaray lacagihii uu gu deeqi jiray…

Posted in WARARKA

Rwanda oo ay ka socoto doorasho baarlamaani ah

Waxaa maanta dalka Rwanda ka bilaabatay doorashada lagu soo xulanayo xildhibaanada baarlamaanka iyadoo la filayo in xisbiga talada haya ee (RPF) uu aqlabiyad ku yeesho…

Posted in WARARKA

Booliska Siaya oo xiray 16 qof oo ajaaniib ah

Ciidamada booliska ee degaanka Bondo ee ismaamulka Siaya ayaa sheegay inay xabsiga u taxabeen 16 qof oo la sheegay inay dalka ku joogeen si sharci…

Posted in CIYAARAHA

Hordhaca kulanka Barcelona iyo SD Huesca

Barcelona ayaa maanta kulankoodii seddexaad marti galineysaa kooxda xaggaagan heerka kobaad u soo dalacaday ee SD Huesca koxdan ayaa dooneysa inay sii wadato guulaheeda kulamada…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha,Abaalmarinta 02-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Madasha-2-9-2018-.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, wargalinta bulshada 02-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Hogaanka-Star-2-09-2018-.mp3
Posted in WARARKA

Fahfaahino Laga Helayo Diyaarado Xalaya Fiidki Duqeymo Ka Geystay Degmada Bu’aalle

Wararka ka imaanaya Degmada Bu’aalle ee Gobolka jubbada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay fiidkii diyaarado dagaal ay duqeymo ka geysteen halkaasi oo ay…

Posted in WARARKA

Degmada balanbale oo laga mamnuucay gaadiidka muraayadaha madow ay ku xiran yihiin.

Wararka ka imaanaya degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maamulka degmaasi uu gabi ahaanba mamnuucay inay degmadaas iyo deegaanada kale…