Haween Xaflado Dhigta Si Ay U Muujiyaan In Ay Garoobo Yihiin!

Wadanka Mauritania Ee Afrika Waxaa Ka Jira Dhaqan Laga Yaabo Inuu Yahay Mid Cajiib Ku Noqonayo Bulshadeenna Walow Ay Mararka Qaar Dhacday Siiba Sanadahan Dambe…..Yeelkeede, Haweenka Ayaa Xaflado Dhigta Si Ay Uu Muujiyaan Inay Cidadoodi Dhamaatay Oo Ay Diyaar U Yihiin In La Guursado.

Wariye Ka Tisan Muuq-Baahiye/Television Maxalli Ah Ayaa Sheekadan Ka Diyaariyay.

Abubakar Maxamed Cali Oo Soo Turjumay Ayaa Soo Jeedinaya.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *