Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmayo Magaalada Kismaayo.

Amaanka Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbada Hoose Ayaa Aad Loo Adkeeyay, Ciidamo Badan Ayaana La Geeyay Xarunta Uu Ka Dhacayo Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada.

Madaxda Maamul Goboleedyada Ayaa Ku Sugan Magaalada Kismaayo, Halkaasi Oo Uu Maanta Oo Isniin Ah Ka Furmayo Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ku Mideysan Magaca Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Waxana Shirkaasi Martigelinaya Maamulka Jubbaland.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *