Herrera oo diyaar u ah inuu isaga dhaqaaqo Manchester United

Laacibka kooxda Man United ee Ander Herrera ayaa diyaar u ah inuu isga huleelo kooxdaasi.
Herrera ayaa doonayo inuu ka tago Old Trafford marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ee bisha Janaayo kadib marrkii ay kooxdiisa ay dib u dhigtay u soo bandhigida qandaraas cusub.
Laacibkan horey ayuu u cadeeyay inuu doonayo inuu baaqi ku sii ahaado Man United balse wuxuu ka niyad jabay inay kooxdiisa qaadi waysa wax talaabo ah oo ku aadan heshiis kordhintiisa.
Sanadka Cusub ayuuna diyaar u yahay Herrera inuu dhageysto dalabyada lagu doonayo si uu uga tago kooxda Jose Mourinho.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *