Shirk looga hadlayo nabada Gaalkacyo oo Muqdisho lagu qabtay.

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlada fedraalka Soomaaliya Maxamed Dahir Sabriye ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlayay sidii magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug loogu soo dabaali lahaa nabad waarta.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *