RASMI: Barca oo ku dhawaaqday liiska xidigaha ay kaga qeyb galaysa Champions League

Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiskeeda rasmiga ee xidigaha ay kaga qeyb galaysa tartanka Champions League xili ciyaareedka 2018-2019.
Barcaayaa tartanka Champions League horey ugu soo guuleesatay 5 jeer, waxayna kala yihiin 1992 – 2006 – 2009 – 2011 – 2015.
Hadaba liiska xidigaha uu tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ku dhwaaqay inay kala qeyb galaan tartanka Champions League xili ciyareedkan 2018-2019.ayaa kala ah:
Goolhaaye: Ter Stegen- Jasper Cillessen- Jokin Ezkieta.
Difaaca: Semedo- Gerard Pique- Samuel Umtiti- Clément Lenglet- Jordi Alba- Vermaelen- Juan Miranda- Jorge Cuenca.
Khadka Dhexe: Arthur- Arturo Vidal- Ivan Rakitić- Denis Suárez- Sergio Busquets- Rafinha- Carles Aleñá- Riqui Puig- Alex Collado- Ramón Moncho- Oriol Busquets
Weerarka: Philippe Coutinho – Messi – Suarez – Ousmane Dembélé – Munir El Haddadi – Malcolm – Abel Ruiz.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *