Posted in WARARKA

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo xafiiskiiska ku qaabay saraakiil maraykan ah.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay dawladda Mareykanka, waxaayna ka wada hadleen dib u…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, waxbarashada 07-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Madasha-7-9-2018-.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dadka xirtay Darjiimooyinka magaalada Muqdisho oo digniin loo diray.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan ENG yariisow oo manta la hadlayay warbaahinta qaranka ayaaa sheegay inaan hada…

Posted in WARARKA

Taliska Boolsika Soomaaliya oo tababar u soo xiray ciidamo cusub.

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan booliska, kuwaasi oo ka kala yimid degaanada Maamul goboleedka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-07-09-2018-13-30-PM.mp3
Posted in WARARKA

British Airways oo 380,000 oo macaamiisheeda ka mid ah ka raali gelisay weerar dhanka intarneetka ah

Shirkadda diyaaradaha ee dalka Ingiriiska ee British Airways ayaa raali gelin bixisay kadib markii 380,000 oo macaamiisheeda ka mid ah ay dhibaato ka soo gaartay…

Posted in WARARKA

Madaxda wadamada Ruushka, iiraan iyo Turkiga oo kulan ku leh Tehran

Waxaa magaala madaxda wadanka Iiraan ee Tehran maanta kulan ku yeelanaya hoggaamiyaasha wadamada Ruushka Vladimir Putin, madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo dhiggiisa dalkaasi Xassan…

Posted in WARARKA

Robert Mugabe oo Mnangagwa u aqoonsaday inuu madaxweyne rasmi yahay

Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe ka talinayay 37 sano , Robert Mugabe ayaa hadda hoggaamiyaha hoggaanka kala wareegay horayna madaxweyne ku xigeen u soo noqday…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Guddoomiyaha Taita Taveta oo soo dhaweeyay in hakad la geliyay qiimaha cusub ee shidaalka

Barasaabka ismaamulka Taita Taveta ee gobolka xeebta Mr.Granton Samboja ayaa soo dhaweyay go’aan shalay ka soo baxay maxkamad ku taalo ismaamulka Bungoma ee galbeedka dalka….

Posted in WARARKA

Booliska Mombasa oo toogtay saddex qof oo lagu sheegay burcad

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa sheegaya in ciidamada booliska ay dileen saddex qof oo ay ku eedeyeen burcadnimo Dadkan iyaga…