DHAGEYSO Dadka xirtay Darjiimooyinka magaalada Muqdisho oo digniin loo diray.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan ENG yariisow oo manta la hadlayay warbaahinta qaranka ayaaa sheegay inaan hada kadib loo dulqaadan doonin dadka gaarka ah ee xirtay goobaha Nasiinada Caasimada Muqdisho.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu dhamaaday waqtigii loo qabtay shaqsiyaadka sida gaarka ah ugu intifaaca goobaha Darjiinooyinka ah ee ku yaalada Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *