Robert Mugabe oo Mnangagwa u aqoonsaday inuu madaxweyne rasmi yahay

Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe ka talinayay 37 sano , Robert Mugabe ayaa hadda hoggaamiyaha hoggaanka kala wareegay horayna madaxweyne ku xigeen u soo noqday Mr. Emmerson Mnangagwa u aqoonsaday madaxweyne rasmi ah.
Waxaa uu horay ugu eedeyay inuu Mnangagwa hoggaaminayay iskuday afgembi oo xilka looga tuuray bishii koow iyo tobnaad ee sannadkii 2017-kii.
Mugabe ayaa sheegay in qaladaadkii dhacay xiligaasi ay tirtirtay guushii Mnangagwa uga soo hooyatay doorashadii 3-kii bishii toddobaad.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *