Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

Dhageyso warka heebinimo 8:30pm

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-10-09-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Roobabka El-niinooka ah oo laga cabsi qabaa in ay da’aan 3 bilood ee soo socota

Ururka caalamiga ah ee saadaasha hawada ee aduunka marka magacooda loo soo gaabiyo (WMO) ayaa saadaaliyay in 3 bilood ee soo socota ay da’I doonaan…

Posted in WARARKA

Turkiga oo ciidamo dheeraad ah geeyay goblka Idlib ee wadanka Suuriya.

Dowlada Turkiga ayaa ciidamo dheeraad ah geysay gobolka Idlib ee dalka Suuriya si ay uga qeyb qaataan xaaladaha adg ee ka jirta Gobolkaasi. Waxa maalintii…

Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

SHACABKA KUNOOL MAGAALADA QARDHO AYAA Siyaabo kala DUWAN UGA HADLAY WAR MURTIYEDKI KA SO BAXAY SHIRKI MAMUL GOBOLEDADA DALKA .

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/mustafa-saahil.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

Wadayaasha gawariida magalada burco ayaa ka cabanaya waddo xumo halkaasi ka jirta.

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/zakaria-ilyas-jakarta.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

Kala fadhigii 4aad ee barlamanka soomaaliya ayaa waxaa maanta kufuray madaxwaynaha dowlada soomaaliya

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/qoslaaye.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

Madaxweynaha somalia ayaa tacsi u diray dadkii ku naf waayay qaraxii maanta ka dhacay muqdisho

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Samiir-Abdirizaq.mp3
Posted in WARARKA

Nin lagu eedeeyay dilka Sharon Otieno oo gacanta Booliska ku sii jiri doona

Nin lagu magacaabo Michael Oyamo oo si weyn loola xariirinaya dilkii loo gaystay Sharon Otieno oo ka mid ahayd ardayda Jaamacada Rongo ayaa xabsiga lagu…

Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DHURNIMO 1:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-10-09-2018-13-30-PM.mp3
Posted in WARARKA

Gudoomiyaha golaha hoose Nairobi oo baaq u dirtay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta

Gudoomiyaha golaha hoose e ismaamulkani Nairobi Beatrice Elachi ayaa madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ka codsatay in uu soo fara gashto arrimaheeda si xal loo gaaro….