Caasimadda Faransiiska oo dad badan lagu tooriyeeyay

Wararka naga soo gaaraya  caasimadda Faransiiska  ee Paris ayaa sheegaya in 7 ruux  ay soo gaareen dhaawacyo  kala duwan   halka  afar ka mid ahna xaaladdoodu  liidato.

Arrintan ayaa timid   ka dib markii nin mindi watay  uu weerar ka gaystay  halkaasi sida laga soo xigtay sarakiisha booliska.

Waxay laamaha amaanka xabsiga u taxabeen ninkan oo la sheegay inuu dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka  Afghanistan.

Hasa ahaate sarakiisha qaar ayaa  meesha ka saaray in weerarkaasi lagu tilmaami karo mid argagixiso.

 

 

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *