Posted in WARARKA

Dhageyso warka habeenimo 8:30pm

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-13-09-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO 13:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-13-09-2018-13-30-PM.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO BARNAAMIJKA KULANKA STAR FM 12.9.2018

Kulanka Star 12-09-2018 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Kulanka-Star-12-09-2018-1.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"Kulanka Star 12-09-2018","caption":"","description":"\"Kulanka Star 12-09-2018\".","meta":{"length_formatted":"1:10:13"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Kofi Annan oo maanta aas qaran loogu sameynayo Ghana

Waxaa maanta magaalada Accra ee dalka Ghana aas qaran loogu sameynaya xoghayihii hore ee qaramada midoobay Kofi Annan. Mas’uulkan hore oo lagu amaano inuu kaalin…

Posted in WARARKA

11 qof oo uu baabuur ku jiiray Shiinaha

Wararka naga soo gaaraya dalka Shiinaha ayaa sheegaya in 11 qof ay dhinteen halka 44 kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen kadib markii baabuur…

Posted in WARARKA

Ganaax la saarayo darawaliinta aanan u hoggansamin shuruucda wadooyinka oo bilaabayana bil ka dib

Dowlada gaar ahaan wasaaradda arrimaha gudaha ayaa shaaca ka qaaday in 30 maalmood gudahood uu dhaqangalayo go’aan maxkamadeed oo ku aaddan isticmaalka wadooyinka. Maxkamada sare…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay inay sii soconayaan howlgalada ka dhanka ah ajaaniibta

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka iyo isku duwidda howlaha dowlada dhexe Dr. Fred Matiang’I ayaa sheegay in la sii wadayo howlgalada ay sameynayaan ciidamada…

Posted in WARARKA

Wasaaradda maaliyadda oo difaacday qiimaha lagu kordhiyay canshuurta shidaalka

Wasaaradda maaliyadda ee dalka ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay inuu dhaqangalo qiimaha cusub ee ah boqolkiba 16 ee ay dowladu ku kordhisay canshuurta laga…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo lagu wareejinayo warbixin ku saabsan booliska

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah ula wareego warbixin ku saabsan istaraatiijiyadda loo marayo isbedelada lagu sameynayo waaxda…

Posted in English

UN chief appoints South Africa’s Nicholas Haysom as Somalia envoy

United Nations Secretary-General António Guterres on Wednesday named South African lawyer Nicholas Haysom as new envoy to Somalia. Mr Haysom, who will take over the…