Posted in WARARKA

Nin maalqabeyn ah oo sadaqa ahaan u bixinaayo 2 bilyan oo doolar

Jeff Bezos, madaxa shirkadda Amazon ayaa sheegay inuu gargaar ahaan u bixinaayo 2 bilyan oo doolar oo uu ku caawinayo dadka guryo la’aanta iyo sidoo…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijak Madasha, wabarashada 14-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Madasha-14-9-2018-.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha Kenya 14-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Hogaanka-Star-14.09-2018-.mp3
Posted in WARARKA

Wasiirada Soomaaliya oon saxiixi doonin heshiisyo aysan ogayn Ra’isulwasaaraha iyo garyaqanka Guud.

Kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada Soomaaliya ayaa looga hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya gaar ahaan amaanka,sharciga xakamaynta…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maxaad ka ogtahay shaqooyinka xafiiska xeer ilaalinta Soomaalia.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya dr Axmed Cali Dahir oo maanta ka qayb galayay barnaamij ka baxay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayaa Faahfaahin ka bixiyay…

Posted in WARARKA

Madaxda Ruushka iyo Turkiga oo ka shiraya xaaladda Idlib

Maalinka isniinta ah ee toddobaadka soo socdo ayaa la filaya in madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin kula kulmo magaalada Sochi…

Posted in WARARKA

Labada kuuriya oo furay xafiisyo isku xiraya

Wadamada kuuriyada waqooyi iyo kuuriyada koonfureed ayaa lagu soo waramayaa inay fureen xafiis isku xiraya. Xafiiskaasi ayaa laga furay dhanka xadka kuuriyada waqooyi ee uu…

Posted in WARARKA

Waaxda NSSF oo kenyaanka uga digtay fariimo lagu faafiyay baraha bulshada

Waaxda qaabilsan maareynta lacagaha la siiyo shaqaalaha dowlada ee howlgabka noqdo ee loo soo gaabiyo NSSF ayaa soo saartay digniin ku aaddan qoraal lagu faafiyay…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo yeelanaya kulan ku saabsan qiimaha canshuurta ee shidaalka

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Mr. Justin Muturi ayaa isugu yeeray xildhibaanada golaha qaran ee sharci dejinta si ay u yeeshaan kulan gaar ah. Maalmaha talaadada iyo…

Posted in WARARKA

Kaaliyaha ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo loo haysto anshax xumo

Waxaa inuu ku kacay falal anshax xumo ah loo haystaa kaaliyaha sare ee ra’iisul wasaaraha Israa’iil Mr. Benjamin Netanyahu. Mas’uulkan ayaa in muddo ah shaqeyn…