Posted in WARARKA

Iphone cusub oo aad uga weyn dumarka inay gacmaha ku qabtaan.

Shirka Apple ayaa lagu dhaleeceeyay iPhone cusub oo ay soo saartay oo aad uga weyn gacmaha dumarka kasoo hadii ay gacanta ku qabtaan sameeyn caafimaad…

Posted in WARARKA

Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay dhismaha Taj Mall

Ciidamo booliis oo dheeraad ah ayaa la geeyay xarunta weyn ee ganacsiga Taj Mall si ay u sugaan amaanka halkaasi intii maanta dhismahaasi lagu waday…

Posted in WARARKA

Hoggamiyaha Mucaaradka Dalka Rwanda oo xabsiga laga siidaayay

Haweeneyda hoggamisa mucaradka dalka Rwanda Victoire Ingabire ayaa si lama filaan ah looga sii daayay xabsiga manta ka dib markii uu madaxweynaha dalka Rwanda Paul…

Posted in WARARKA

Dad ajaaniib ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyaatta ee magaaladatan Nairobi

71 qof oo ajaanib ah kana soo jeeda wadamo kala duwan ayaa saaka lagu qabtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyaatta magaala madaxda dalka…

Posted in WARARKA

Laba carruur ah oo ku gubtay guri ku yaala Bariga Kuria ee isamamulka Migori

Laba carruur ah ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen ka dib markii uu ku gubtay gurikii ay noolayeen kaasi oo ku yaala tuulada lo…

Posted in WARARKA

Afar arday ah oo ku dhimatay wabiga Athi River ee ismaamulka Machakos

Afar arday ah oo wax ka baranayay dugsiga sare Syokisinga ee ismaamulka Machakos ayaa ku dhintay wabiga Athi River xili ay halkaasi u tageen cashar…

Posted in WARARKA

Ingiriiska oo digniino dhanka safarka ah u jeediyay muwaadintiisa ku sugan Itoobiya

Bayaan ka soo baxay dowlada Ingriiska ayaa lagu sheegay inay rabshado ka dhici karaan magaalada Addis Ababa oo ay ka jiraan isu soo baxyo lagu…

Posted in WARARKA

Xarunta Taj Mall oo saaka la burburinayaa

Dhismaha Taj Mall ee ku yaala deegaanka Embakaasi ee magaaladatan Nairobi ayaa saaka ku socotaa burburin ka dib markii ay dolwada shaacisay in dhismahaasi la…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka dalka oo laga sugayaa in ay meel mariyaan dhimista shidaalka ee madaxweynaha dalka

Hogaamiyaha aqlabiyada aqalka baarlamaanka ee dalka Aden Bare Ducalle ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay talaabada uu qaaday madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ka dib markii…

Posted in WARARKA

3 qof oo ku dhimatay dagaalo beeledyada ka jira ismaamulka Nakuru.

3 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhimatay dagaalo beeledyada ka jirta deegaan baarlamaaneedka Njoro ee ismamulka Nakuru. 6 qof ayaa sido kale…