Xarunta Taj Mall oo saaka la burburinayaa

Dhismaha Taj Mall ee ku yaala deegaanka Embakaasi ee magaaladatan Nairobi ayaa saaka ku socotaa burburin ka dib markii ay dolwada shaacisay in dhismahaasi la burburin doono.
Saaka aroor hore ayaa xaruntaasi lagu arkayay cagafcagaf cagaar ah oo burburin ku bilaawday dhismahaasi.
Sido kale goobta dhismaha ayaa waxa lagu arkayay ciidamada booliska waxaana sido akle halkaasi isugu soo baxay dad badan.
Dhismahaasi dhulka lala simayo ayaa waxaa leh Rameshchandra Govino Gorasia
Dhawaan ayay ahayd markii dhismeyaal sidaasi oo kale la dumiyay kuwaasi oo ku yaalay goobo aanan munaasab ahayn .

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *