Posted in WARARKA

DHAGEYSO Qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka oo ka hadlay qiimaha shidaalka ee la dhimay

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga talada haya ee jubilee ayaa sheegay inay jiraan siyaabo badan oo wadanka uu canshuur ku heli karo. Mas’uuliyiintan oo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo u hambalyeeyay orodyahan rikoor ka dhigay caalamka

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta hambalyo u diray Eliud Kipchoge oo ah orodyahan u dhashay wadanka kadib markii uu ku guuleystay orotan ka…

Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO xubinta wargeysyada caalamka 16-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/WARGEYSYADA-CAALAMKA-16-09-2018.mp3
Posted in WARARKA

Boqorka Sacuudi carabiya iyo xoghayaha qaramada midoobay oo ka wada hadlay nabadda

Boqorka Sacuudi carabiya Salman bin Cabdul Caziz ayaa maanta la kulmay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Mr. Antonio Guterres. Wakaalada wararka ee Sacuudiga ee SPA…

Posted in WARARKA

Qiyaastii 1,000 qof oo u dhashay Hungary oo dhigay dibadbax ka dhan ah ra’iisul wasaaraha wadankaasi

Wararka naga soo gaaraya dalka Hungary ayaa sheegay in dad ay tiradoodu gaareyso qiyaastii 1,000 qof ay maanta dhigeen mudaaharaad ay uga soo horjeedaan ra’iisul…

Posted in WARARKA

Magaalada Paris ee Faransiiska oo baabuurta laga mamnuucay maalinkii

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in maanta aanan gawaari lagu arag caasimadaha Faransiiska iyo Belgium ee kala ah Paris iyo Brussels. Arrintan ayaa timid kadib…

Posted in WARARKA

shacabka ku nool deegaanada maamulka Galmudug oo ka hadlay khilaafka masuuliyinta maamulkaas.

Ayadoo khilaafka ka dhextaagan madaxda ugu saraysa maamulka Galmudug aan wali xal laga gaarin ayaa waxaa arintaasi ka hadlay sahcabka ku nool deegaanada maamulkaasi. Shacabka…

Posted in WARARKA

Xildhibaano dhuusamareeb ku sugan mooshin ka wada madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Xildhibaanada maamulka Galmudug ay maanta kulan ku yeelanayaan magaaladaasi Dhuusamareeb…

Posted in WARARKA

Ra’isulwasaare Khayre oo xalay booqday xildhibaan ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay isbitaalka Recep Tayyip Erdoğan EX-digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday xildhibaan Maxamed Mursal booroow oo…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka star, tahniyadaha iyo Salaamaha 16-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Kulanka-Star-16-09-2018-tahniyadaha.mp3