Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

Dhgeyso warka habeenimo8;30pm

News 17-09-2018 20 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/News-17-09-2018-20-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"News 17-09-2018 20 30","caption":"","description":"\"News 17-09-2018 20 30\".","meta":{"length_formatted":"20:57"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Maxkamada ICC-da oo ganaaxday madaxweyne ku xigeenkii hore ee Congo

Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada aduunka ayaa ku ganaaxday  lacag dhan 350,000 oo doolar madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo Jean-Pierre Bemba oo…

Posted in WARARKA

Dibadbaxyo ka dhacay Adis Ababa ee wadanka Itoobiya

Dibadbaxyo rabshado watay ayaa maanta ka dhacay deeganno ka tirsan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiyakuwaaso ay wadeen dhalinyaro caraysan. Wararka waxay sidoo kale ay…

Posted in WARARKA

Dowlada Somalia Oo maamul gobaleedyada dalka ku gacanseertay shuruudo ay ku xirtay ka qaybgalka shirka amniga qaranka Fh Mustafa Hassan Abdi

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/war-mustafa-hassan-abdi-kheye.mp3
Posted in WARARKA

Dubat Cali Camey oo kamid ah  odayasha magalada Garissa ayaa waalidiin iyo dhamaan bulshada qay baheeda kala gadisan ugubaaqay  in ilamaha ay ka talaalan cudurka dabeesha  ayna ka faa iidaystaan ita uu socda oloolaha talaalka cudurka dabeesha  o  ah cudur naafanma sababi kara qofki uu ku dhaca.

Dubat Cali Camey oo kamid ah  odayasha magalada Garissa ayaa waalidiin iyo dhamaan bulshada qay baheeda kala gadisan ugubaaqay  in ilamaha ay ka talaalan cudurka…

Posted in WARARKA

Isbitaalka Pumwani oo laga helay meydadka 12 dhallaan ah

Waxaa maanta isbitaalka ay hooyooyinka ku umulaan ee Pumwani ee magaaladatani Nairobi laga helay meydadka 12 dhallaan ah. Guddoomiyaha caasimadda dalka ,Mike Sonko ayaa maanta…

Posted in WARARKA

Wafdigii labaad oo ka socda aqalka saree e Soomaaliya oo u anba baxay magaalada Kismaanyo.

Wafdigii labaad ee ka socda Xubnaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya,waxayna ku sii jeedaan Magaalada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Duqa Muqdisho oo hogaamiyeyaasha gobolada Soomaaliya ugu baaqay inay ka shaqeeyaan danaha dalkooda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ENG Yariisow ayaa Madaxda maamul Goboleedyada ugu baaqay inay aqbalaan shirkii Golaha…

Posted in WARARKA

Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya oo madaxda maamulka Galmudug ugu baaqday inay soo afjaraan khilaafka dhexdooda ah.

Warka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta dowlada Soomaaliya ayaa kagu sheegay in iyadoo wasaaradu gudanayso waajibaadkeeda dastuuriga ah, ay si…

Posted in WARARKA

Madaxda Ruushka iyo Turkiga oo ka wada hadlaya xaaladda Suuriya

Hoggaamiyaasha wadamada Turkiga iyo Ruushka ee kala ah Recep Tayib Erdogan iyo Mr. Vladimir Putin ayaa maanta lagu wadaa inay yeeshaan kulan ku saabsan arrimaha…