DHAGEYSO Gudiga doorashada madaxweynaha Koonfur galbeed oo dhawaan la soo magacaabayo.

Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorshe dhawaan lagu soo magacaabayo gudiga u xil saaran agaasimka doorashada madaxweynaha maamulkaas oo lagu wado inay dhawaan ka dhacdo magaalada Baydhabo ee xarunta gogolka Bay.
C/qaadir Shariif Sheequnaa maye wuxuu xusay in gudiga ay soo dhisayaan uu si wanaagsan uga shaqayn doono howlaha la xiriira doorashada madaxweynaha maamulkaas.

Doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhacdo bisha November ee dhamaadka sanadkaan waxaana jira ku dhawaad toban musharaxiin ah oo uu ka mid yahay hogaamiyah hada ee maamulka Koonfur Galbeed oo xilkaasi u taagan dadka ugu cad cad ayaana ah madxweyne shariif Xassan iyo wasiirkii hore ee maaliyada Soomaaliya Maxamed Adan fargeeti

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *