Day: September 18, 2018
dhageyso warka habeenimo 8:30pm
Maxkamad ku taalla Koonfur Afrika oo fasaxday adeegsiga cannabis oo ka mid ah daroogda
Maxkamadda dastuurka ee dalka Koonfur Afrika ayaa fasaxday in si gaar ah loo adeegsan karo geedka cannabis oo mararka qaar daroogo ahaan loo adeegsado. ku…
Gudigii ka socday aqalka sare ee barlamaanka soomaaliya ee shalay gaaray magaalada kismaayo ayaa manta kulan la qaatay madaxweynaha dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee jubaland iyagoona uga warbixiyay ujeedada ay kismaayo u tageen.
Warkaasi oo faah faahsan waxa magaalada Kismayo inooga soo diray Ismaacil Bashiir Warsame
Bayaan laga soo saaray carruurtii meydadkooda laga helay isbitaalka Pumwani
Waxa maanta bayaan laga soo saaray carruurtii dhalaanka ahayd ee shalay meydkooda laga helay isbitaalka Pumwani ee magaala madaxda Nairobi Wariyaheena Nairobi Farxan Ali ayaa…
Xarumo waxbarasho oo laga furay koonfurta Wajeer
Koonfurta wajeer ayaa waxa laga dhisay xarumo waxbarasho sida uu warkani noogu faah faahinayo wariyaheena Wajeer Xassan Mukhtar Axmed Waayelka .
Kenyan maternity hospital under investigation over deaths of 12 babies
Nairobi Governor Mike Sonko has called for an investigation into the deaths of 12 babies found in the mortuary of one of Kenya’s best maternity…
DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM
DHAGEYSO Madaxweynah Jubaland oo ka hadlay waxyaabaha ay dowlada ku dhaliilsan yihiin.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose kulan kula qaatay guddiga xalinta khilaafaadka ka dhex jira…
Madaxda maamulada Soomaaliya oo markale war-murtiyeed Soo saaray.
Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda Soomaaliya ayaa war ay soo saareen waxay markale eedeyn u jeediyay dowladda dhexe waxayna ku dhaliileen arimaha ka socda maamulka Galmudug….