DEG DEG: Maamulka Hirshabeelle oo heshiis la gaaray dowladda fedraalka Soomaaliya

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shir jaraa ‘id uu hada ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya la xaliyay
Wuxuu intaa ku daray in in dowladda Federaalka kala hadlay in laga qanciyo maamul goboleedyada kale tabashooyinka ay qabaan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *