DHAGEYSO Qaar ka mid ah shacabka degaanka Fafi oo ka hadlay waxyaabo ay tabanayaan

Qaar ka mid ah waxgaradka degaanka Fafi ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujiyay xafiiska xildhibaanka degaankaasi Abdikarin Cisman.
Cabashooyinka odayaasha waxaa ka mid ah inaysan wada shaqeyn wanaagsan kala dhexeynin mudanaha waxayna codsadeen in Xildhibaanka iyo wakiilkiisa faafi ay shacabka ay u dhaga nugaladaan

Si aan wax uga ogaano eedeymaha loo soo jeediyay xildhibaanka iyo xafiiskiisa degaankaasi ayaan su’aalahan u bandhignay kaaliyihiisa ama wakiilkiisa oo lagu magacaabo Maxamad Cabdi.
Waxaa uu wakiilku sheegay in eedeymahaasi ay yihiin kuwo waxba kama jiraan ah oo siyaasadeysan

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *