Posted in WARARKA

Israsaasayn ka dhacay duleedka Cadaado oo khasaare uu ka dhashay.

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartahay dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo kawad tirsan maamulka Galmudug ay xalay isku israsaaseeyeen duleedka degmada Cadaado ee…

Posted in WARARKA

Dowlada Talyaaniga oo ka qayb qaadanaysa dhismaha ciidamada Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed amar danbe ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya oo uu wehliyo…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada Galmudug ee dhuusameer jooga oo shaaciyay xiliga ay gudoomiye dooranayaan.

Kulan xalay magaalada Dhuusamareeb ay ku yeesheen guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaay ku shaaciyaan jadwalka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka kadib…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha hirshabeele oo ku baaqay inwax laga qabto khilaafka galmudug.

Ayadoo deegaanada maamulka galmudug laga dareemayo xiisado ka danbeeyay khilaafka madxda maamulkaas ayaa hada waxaa soo baxaya baaqyada ku aadan in laga fogaado waxkasta oo…

Posted in WARARKA

Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya oo qarax lagula eegtay gobolka shabeelada hoose.

Wararka ka imaanaya degaanka Lambar 60 ee Gobalka Shabeelaha Hoose dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo deegaankaasi…

Posted in WARARKA

Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay inay qabteen rag Al-shabaab ka tirsan.

Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaay ku sheegtay in hawlgal gaar ah oo laga fuliyay magaalada Muqdisho ay…

Posted in WARARKA

Mareykanka oo dib u bilaabaya wadahadalada kala dhexeya kuuriyada waqooyi

Maraykanka ayaa sheegaya in uu diyaar u yahay in  sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu biloowdaan  wadahadaladii kala dhexeyay xukuumada Pyongyang ee  kuuriyada waqooyi….

Posted in WARARKA

Maxkamada sare oo sheegtay inay sharci darro yihiin qeybo ka mid ah hindisa sharciyeedka maaliyadda

Maxkamada sare ee dalka ayaa  sheegtay in qeybo ka mid ah hindisa sharciyeedka ku saabsan maaliyadda ee uu maanta baarlamaanka ka doodayo  ay yihiin kuwo…

Posted in WARARKA

Guddoomiyihii hore ee Nairobi oo mar kale la xiray

Barasaabkii hore ee ismaamulka   Nairobi Dr.Evans Kidero oo lala xiriiriyay falal musuqmaasuqa  ayaa lagu soo waramayaa in saaka mar kale  gacanta lagu dhigay. Sarakiisha  booliska…

Posted in WARARKA

Dowlada Suudaanta Koonfureed oo lagu eedeyay Dembiyo Dagaal

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul insaanka ee Amnesty ayaa warbixin ay soo saartay  dowlada  suudaanta koonfureed iyo xulafadeeda ku eedeysay inay geysteen  dembiyo dagaal. Ciidamada dowladaasi…