(Dhagayso) Hooyo Soomaaliyeed oo Dhibaato Loogu Gaystay Xerada Ifo

Dumarka Soomaaliyeed ee ku nool   xeryaha Dhadhaab   ayaa mararka qaar  la kulmo dhibaatooyin  jinsiyadda   ku salaysan sida kufsi, jirdil iyo dhacdooyin kale oo xanuun badan  wuxuuna  falkii u dambeeyay  dhawaan ka dhacay xerada Ifo   oo mid ka mid ah hoyooyinka xeradaasi uu nin burcad ah dhawacyo halis ah ugu geystay

Maxamad Baaruud Xussen oo hooyadaasi la kulmay  ayaa warbixintan nooga soo diyaariyay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *