Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-22-09-2018-22-00-.mp3
Posted in WARARKA

Akontiyada Guddomiyaha ismaamulka Migori oo la xiray

Guddomiyaha ismaamulka Migori Okoth Obado akontiyadiisa bangi ayaa la xiray iyada oo saraakiisha booliiska ay tuhmayaan in lacagaha ismaamulka lagu shubay akontiya ay leeyihiin carrurtiisa….

Posted in WARARKA

Labo gaari oo ku qarxay Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho

Labo gaari ayaa ku qarxay Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in labada gaari ay haayeen kuwo lagu xiray waxyaabaha Qarxa. Gaariga Koowaad…

Posted in WARARKA

Boolsiiak Maldives oo la wareegay xaruunta mucaardka dalkaas

Booliiska Maldives ayaa la wareegay xaruunta dhexe ee ololaha mucaardka dalkaas iyada oo kumaanan ay ku qulqulayaan wadooyiinka caasimada,Doorshada xilka madaxtinimadana ay soo dhowdahay. Booliiska…

Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO Xaafada South B ee magaladatani Nairobi oo maanta lagu qabtay xaflad loogu yeerayo waalidinta inay ka faa’ideystaan deeq waxbarasho Anwar Maxamad ayaa ka qayb galay

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Anwar-Maxamad-South-B.mp3
Posted in WARARKA

Madaxa shirkada KEBS oo booliska ay qabteen

Aggasimaha shaqada laga fariisiiyay ee shirkada dowlada ee qiimeynta badeecooyinka dalka soo gala ee KEBS Charles Ongwae ayaa ka mid ah saraakiisha maanta ay booliiska…

Posted in WARARKA

Farmaajo oo shir deg deg ah isugu yeeray madaxda Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo shaqo siiyay xaaskii Chris Msando

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ayaa xaaskii Chris Msando oo ka mid ahaa hawlwadeenada gudiga madaxbanaan ee doorashooyiinka iyo xuduudaha dalka IEBS kaasi oo maalmo ka…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha Migori oo wali xabsiga ku jiraa

Barasaabka ismaamul goboleedka Migori Okoth Obado oo ku eedeysan dilkii loo gaystay Sharon Otieno ayaa wali lagu haya xabsiga isagoona la filayaa in maalinta isniinta…

Posted in WARARKA

Aden Bare Ducalle oo sheegay in hadii xilka laga qaadayo uu jiro nidaam sharci

Xildhibaano gaarayaa ila iyo 10 oo aan la sheegi karin magacyadooda ayaa qorsheeynayaa in ay mooshiin ka dhan ah afhayeenka aqalka Baarlamaanka dalka Justin Muturi…