Boolsiiak Maldives oo la wareegay xaruunta mucaardka dalkaas

Booliiska Maldives ayaa la wareegay xaruunta dhexe ee ololaha mucaardka dalkaas iyada oo kumaanan ay ku qulqulayaan wadooyiinka caasimada,Doorshada xilka madaxtinimadana ay soo dhowdahay.
Booliiska qaabilsan qaybta howlgalada ayaa xiray halka laga galayo xaruunta ee Magalaada Male ayaga oo sheegaya in musuqmaasuq iyo in codadka la fara galiyo
Hissan Hussein oo ah qareenada mucaardka ayaa sheegay inaysan u ogoleen qof inuu galo goobta,Wuxuuna ku tilmaamay in tani ay tahay kaliya qorsho lagu
Xiliga ay soo galayeen,Saraakiisha mucaardka ma aysan joogin xafiska maadama ay kuguda jireen ololaha.Mana heystaan warqad ka socota maxkamada oo amreysa inay galaan goobta.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *