DHAGEYSO Maamulka gaadiidka Mombasa oo bilaaway diiwaangalinta bajaajta mombasa

Maamulka Gadiidka ee ismaamulka Mombasa ayaa si rasmi ah waxaa ay u Bilaabeen diiwaan galinta Gadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada Mombasa ee Gobalkan Xeebta dalka .
Warkani oo faah faahsan waxa magaalada Mombasa inooga soo diray wariyahayaga Abdijaliil Osamn Samow

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *