Posted in WARARKA

11 sano jir meydkiisa laga helay ismaamulka Machakos

Canug 11 sano jir ayaa maanta meydkiisa la helay maalin un kadib markii lagu soo waramay in la afduubtay isagoo u socda skuulka deegaanka Matungulu…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacda star fm 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Warka-10-ka-habeenimo-23-Sep-2018.mp3
Posted in WARARKA

115 qof oo ku dhimatay isku dhacyo saameeyay wadanka Liibiya

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Liibiya ayaa sheegtay in isku dhacyo laga soo tabiyay caasimadda wadankaasi ee Tripoli ay ku dhinteen ugu yaraan 115 qof. Dagaaladan…

Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO aabe Soomaaliyeed oo muddo badan ku xanuunsanaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo deeq la gaarsiiyay

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Baaruud-Warbixin-2.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Indha-fiiq lacag la’aan ah oo ka socdo xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

Waxaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee ismaamulka Garissa ka scodo barnaamij indha -fiiq bilaash ah oo ay fulinayso hay’adda Ixyaa Turaath waxaana laga sameynayaa xeryaha…

Posted in WARARKA

Imaraadka oo iska fogeeyay eedeyn ka timid Iiraan

Sarkaal sare oo ka tirsan dowlada isutaga imaraadka carabta ee UAE-da ayaa maanta oo axad ah beeniyay eedeyn ka soo yeertay iiraan oo ku aaddan…

Posted in WARARKA

Galmudug oo qaadacday shir degdeg ah oo uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo

War-saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay inaysan jirin wixii ka dambeeyey 18-kii bishan September khilaaf ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweynihii hore ee soomaaliya Sheekh Shariif oo ka hadlay dilalkii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynihii hore ee dowladii ku meel gaarka ahayd ee soomaliya ,Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu ka hadlay dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Tageerayaasha guddoomiyaha Migori oo maanta dibadbax sameeyay

Waxaa maanta mudaaharaad sameyay tageerayaasha barasaabka ismaamulka Migori Mr. Okoth Obado. Guddoomiyaha oo lala xiriiriyay dilka gabadh dhiganaysay jaamacadda Rongo oo lagu magacaabo Sharon Otieno…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo ka qeyb galaya kulanka golaha guud ee qaramada midoobay

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa hadda ku sugan magaalada News York ee Maraykanka halkaasi oo uu uga qeyb galaya kal fadhiga 73-aad ee golaha…