DHAGEYSO Indha-fiiq lacag la’aan ah oo ka socdo xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

Waxaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee ismaamulka Garissa ka scodo barnaamij indha -fiiq bilaash ah oo ay fulinayso hay’adda Ixyaa Turaath waxaana laga sameynayaa xeryaha Ifo,Dhagaxleey,Xagardheer iyo deganada qaxootiga dariska la ah sida Dhadhaab ,Faafi iyo koonfurta Wajeer iyo xitaa dhanka Dhoobleey
Dr. Xamza Sheekh Cabdi oo ah madaxa Dhaqaatiirta fulinaysa mashruucan ayaa warbaahinta star uga waramay halka uu hada marayo barnaamijka indha -fiiqa isagoo bulshada xerada Ifo kuwooda u baahan indha -fiiqa ugu baaqay in ay ka faaiideystaan mashruucan oo malintii saddaxaad ka socdo xeryaha

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *