Ciidamada difaaca ee KDF oo ismaamulka Lamu ku dhishay 10 kamid ah xarakada Al-shabab.

Howlgalo ay ciidamada daifaaca dalka arroornimadii hore ee saaka ka fuliyeen simaamulka Lamu ayaa waxay ku dileen 10 dagaalyahano oo ka tirsan xarakada Al-Shabab.
Ciidamada ayaa dagaalamayaashasi kasoo qabsaday 7 qorya oo ah kuwa loo yaqaano AK47.
Sidoo kale seddax sarkaal oo ka tirsan ciidamada difaaca ee KDF oo uu dhaawac soo gaaray arroornimadii hore ee saaka ayaa hada lagu dabiibaya isbitaalka ciidamada.
Dadka deegaanka ayaa laga codsaday inay macluumaadka ku sabasan kooxaha argagixisada ay la wadagaan laamaha amaanka si gacanta loogu soo dhigo.
Sidoo kale dadaka deegaanka ayaa loogu baaqay inay ka qeyb qataan ciribtirka kooxaha argagixisada si ismaamulka Lamu xasilooni loogu soo dabaalo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *