Posted in WARARKA

DHACDO YAAB LEH: Skuul ardayda dhigatada ku qasbay inay baskiiladooda u soo yeelaan taargo.

Dugsiga sare ee koonfurta London ayaa ardaydiisa ka mamnuucay inay yimadaan skuulka ilaa baskiiladooda ay ku soo yeelaan taargo. Dugsigan ayaa bilawaay nidaam diiwaan galin…

Posted in WARARKA

Ciidamada xooga Soomaaliya oo sheegay inay isku fureen wadada xiriirisa gobolada Banaadir iyo shabeelada hoose.

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Sheegay inay xoogaga Alshabaab ka saareen deegaanada ku teedsan wadada isku xira magaalooyinka Muqdisho iyo Marka gaar ahaan deegaanad Gandershe,…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-25-09-2018-1-30-pm-.mp3
Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo sheegtay inay dagaalada Liibiya ku barakaceen 1,700 oo qoysas ah

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ugu yaraan 1,700 oo qoysas ah ay ka barakaceen guriyahooda ku yaala Liibiya….

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo loo magacaabay inuu ka shaqeeyo horumarinta dhalinyarada caalamka

Qaramada midoobay ayaa hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta u magacaawday inuu noqdo horyaalka caalamka ee ka shaqeynaya horumarinta qorshayaasha la doonayo in lagu taageero dhalinyarada….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wakiilka haweenka ee Wajeer oo beenisay inay laaluush bixisay

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Gedi oo maanta ka soo hormuuqatay guddiga baarlamaanka u qaabilsan awoodaha iyo waxyaabaha ay fursadda u heystaan xildhibaanada ayaa…

Posted in WARARKA

Ururka KNUT oo guddiga TSC u qabtay muddo 2 toddobaad ah

Ururka qaran ee ay ku bahobeen macalimiinta dalka ee KNUT ayaa guddiga adeega barayaasha ee TSC u qabtay muddo 2 toddobaad ah oo uu xal…

Posted in WARARKA

108 qof oo ilaa iyo hadda ku dhintay daadad saameeyay Nigeriya

Waxaa sara u sii kacday tirada dadka ku dhintay fatahaadaha ku dhuftay wadanka Nigeriya oo ilaa iyo hadda gaartay 108 qof. Bayaan uu soo saaray…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hogganka star, Arrimaha Qaxootiga iyo bani`aadanimada 25-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Hogaanka-Star-25.09-2018-.mp3
Posted in WARARKA

DEG DEG: Nin lagu tuhmaayo dilkii Monica Kimani oo la xiray.

Waxaa la xiray nin lagu tuhunsanahay inuu ka dambeeyay dilkii Monics Kimani oo 28 jir aheyd loogu geystay gurigeeda oo ku yaalo dhismaha Kilimani. Waxaa…