Posted in English

World Bank approves $80 million grant to help Somalia

The World Bank said on Tuesday it had approved a total of $80 million in grants to Somalia to support the government efforts to expand…

Posted in WARARKA

Puntland oo ka hadashay hadal la qoonsaday oo madaxweyne Gaas ka Sheegay gobolka Sanaag.

War kasoo baxay Madaxtooyadda maamul goboleedka Puntland ayaa raaligelin looga bixiyay hadalkii dhawaan Madaxweyne Gaas uu ka sheegay Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag,kaasoo la sheegay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Kalfadhigii baarlamaanka Soomaaliya oo maanta baaqday.

Kadib markii talaadadii shalay ahayd la iclaamiyay inuu maanta oo arbaco ah dhacayo kulanka todobaad ee Kalfadhiga afraad ee baarlamaanka Soomaaliya xildhibaanada lagu wargaliyay inuu…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka subaxnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-26-09-2018-1-30-pm-.mp3
Posted in WARARKA

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka oo dhaliilay qorsho lagu caawinayo iiraan

Mike Pompeo, xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ka hadlay qorsho midowga Yurub uu ku doonayo inuu ganacsi kala dhexeyo dowlada iiraan. Mr. Pompeo ayaa…

Posted in WARARKA

Kenya oo ay ku yaryihiin saraakiisha ku takhasusay daawooyinka

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in Kenya ay wajahayso caqabad dhanka aqoonyahaanada ku takhasusay dawooyinka kala duwan oo tiradoodu ay weli…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Booliska oo xiray ugu yaraan 9 qof oo lala xiriirinayo iskudhacyada Narok

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka ayaa sii xoojisay dadaalada ay dib ugu soo celinayso xasiloonida guud ee ismaamulka Narok oo ay saameyeen iskudhacyo isir ku…

Posted in WARARKA

11 qof oo looga shakiyay inay ka tirsanyihiin Al-shabaab oo lagu xiray Laikipia

Ciidamada booliska ee ka howlgalo ismaamulka Laikipia gaar ahaan magaalada Nanyuki ayaa lagu soo waramayaa inay xabsiga u taxabeen 11 eedeysanayaal ah oo loo haysto…

Posted in WARARKA

Pogba oo doonayo inuu ku biro Barca suuqa bisha janaayo.

Laacibka qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa qorshaynaya inuu suuqa Janaayo ka tago kooxdiisa sida ay ku warameyso wargeyska the sun. Xiriirka u…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Qisooyinka 26-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Madasha-26-19-2018-.mp3