Posted in WARARKA

(Dhageyso) Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay inay qar ka mid ah Xildhibaanada ay ka Shaqayn La’dahay.

Ayadoo baarlamaanka Soomaaliya ay horay dhaliilo ugu jeediyeen xukuumada sidoo kalena ay sheegeen inay doonayaan la xisaabtanka xukuumada si wax looga waydiiyo arimo dhowr ah…

Posted in WARARKA

(Dhagayso)Madaxweynaha Soomaaliya oo Bogaadiyay Qorshaha Dhaqaalaha Dalkiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey dadaallada Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ay ku bixisay dib u soo celinta…

Posted in WARARKA

21 Shacab ah oo lagu Dilay Duqeymo ka Dhacay Afghanistan

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa   ayaa sheegtay in 21 qof oo shacab ah lagu dilay  laba duqeymo dhanka cirka ah  oo laga  geystay gudaha wadanka Afghanistan….

Posted in WARARKA

Dowlada Falastiin oo ku Gacan Seertay Hadal uu Jeediyay Donald Trump

Saraakiil ka tirsan dowlada  Falastiin ayaa  gaashaanka u daruuray  hadal uu jeediyay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ahaa in loo baahanyahay xal  nabadeed oo la…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Turkiga oo Jarmalka kula Taliyay inuu Gulen u Aqoonsado Argagixiso

Hoggaamiyaha wadanka  Turkiga   Recep  Tayyip Erdogan ayaa  dowlada  Jarmalka   u soo jeediyay in dhaqdhaqaaqa lala xiriiriyo Fetxullah Gulen ay u aqoonsato  urur argagixiso. Arrintan ayaa…

Posted in WARARKA

(Dhagayso) Cali Ibrahim Roba oo si Adag uga Hadlay Musuqmaasuqa

Guddoomiyaha  ismaamulka Mandhera   Cali Ibrahim Roba ayaa  shacabka  ku nool maamul goboleedkaasi  ugu baaqay inaysan ka qeyb qaadan   falalka musuqmaasuqa  oo aynan lacago bixin si…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Ismaamulka Migori oo Maanta Maxkamada la soo Taagayo

Guddoomiyaha maamul goboleedka Migori Mr. Okoth Obado ayaa maanta lagu wadaa inuu mar kale ka soo hormuuqdo maxkamada Milimani ee magaaladatani Nairobi. Mas’uulkan oo lala…

Posted in WARARKA

Kenya iyo Qaramada Midoobay oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Guriyeynta

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa goobjoog ka ahaa heshiis shalay lagu saxiixay magaalada New York ee Maraykanka. Heshiiskan oo ay si wadajir ah qalinka…

Posted in WARARKA

Kenya oo Dalbatay in Laba Wadan oo ka Tirsan Afrika ay si Joogta ah uga mid Noqdaan Golaha Ammaanka ee QM

Madaxweynaha dalka Mr.Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in isbedelo degdeg ah lagu sameeyo qaramada midoobay si laba ka mid ah wadamada hoos taga qaaradda Afrika…

Posted in WARARKA

Wasiirka Beeraha oo ka Hadlay Qiimaha Cunnooyinka

Wasiirka wasaaradda beeraha ee dalka, Mwangi Kiunjuri ayaa shirkadaha soo saaro booshada u soo jeediyay inay labadii kiila ku iibiyaan 75 shilin. Waxaa uu wasiirku…