Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 28-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-28-09-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Dhulgariika Sunaamiga oo ku dhuftay dalka Indonesia

Magaalada Palu ee wadanka Indonesia ayaa ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay Tsunami waxaana burburay dhismooyiin ku yaalay magaaladaasi Dad badan ayaa la sheegay…

Posted in WARARKA

Ciidamada Israa’iil oo dilay 3 qof oo Falastiin ah

Ciidamada Israa’iil ayaa toogasho ku dilay 3 qof oo falastyiin ah oo maanta ka qeyb qaadanayay dibadbaxyadii ka dhacay xuduuda ay wadaagaan labadaasi dal ee…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowladda soomaaliya oo sheegtay in lacag uruurinta ay is ka leedahay wasaaradda maaliyada

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle ayaa markale ku celiyey in Wasaaradiisa mid aan aheyn aysan qaban karin lacagaha dowladda….

Posted in WARARKA

Nin 82 sano jir ah oo kufsaday gabar 8 sano jirta oo maanta lagu xukumay xabsi daa’in

Nin waayeel oo 82 sano jir ah oo lagu eedeeyay inuu kufsaday ama faraxumeeyay gabar yar oo 8 sano jirta ayaa maanta maxkamada Eldoret ku…

Posted in WARARKA

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo kulan la qaatay safiirka Talyaaniga

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidanka Danjire Carlo Campanile…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maxkamada sare ee dalka oo gudoomiyaha Wajeer u ogolaatay in uu cadeymo cusub la yimaado

Maxkamada sare ee dalka ayaa u ogolataay barasabka ismaulka Wajeer Mudane Mohamed Cabdi Mohamud in uu cadeymo cusub oo u gudbini karo maxkamada sare ee…

Posted in WARARKA

Jacque Maribe oo maanta dib ugu soo noqotay xarunta DCI

Jacque Maribe oo ah wariso ka tirsan warbahinta Citizen ayaa maanta markale ku soo noqotay xarunta dhexe ee DCI-da ee magaalada Nairobi si loo weydiyo…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka kulanka star, weydii culimada 28-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Kulanka-Star-28-09-2018-waydii-culumada.mp3
Posted in English

Broadcast journalist arrested in Somalia for spreading ‘fake news’

Authorities in central Somalia have arrested a radio journalist for spreading ‘false news’, an international media watchdog said. Mohamed Abdiwali Tohow was detained over a…