DHAGEYSO Maxkamada sare ee dalka oo gudoomiyaha Wajeer u ogolaatay in uu cadeymo cusub la yimaado

Maxkamada sare ee dalka ayaa u ogolataay barasabka ismaulka Wajeer Mudane Mohamed Cabdi Mohamud in uu cadeymo cusub oo u gudbini karo maxkamada sare ee dalka .si uu ku difaacdo kursiga barasaabka ismamulka Wajeer.
Mohamed Cabdi Mohamud ayaa racfaanka uu gudbiyay maxkamada saree ee dalka kadib marki Maxkamada racfaanka ay meesha ka sartay doorashadisa.
Dhanka kale barasabki horee ismamulka Wajeer Ahmed Cabdullahi jiir iyo musharaxa uu tartamaay kursiga barasabka Wajeer Axmed Muhumed ayaa si wa da jiir wareysi gaar ah siiyay warbahiinta Star arimaaha manta kasoo baxaay maxkamada sare ee dalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *