Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacda star fm 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/News-29-09-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Suxufiyada Jacque Maribe oo booliska ay qabteen,Xili baaritanka dil loo gaystay Gabadh uu socdo

Suxufiyada Jacque Maribe ayaa la qabtay halka baaritaanada dilkii loo gaystay gabadh lagu magacaabo Monica Kimani oo lagu arkay gurigeeda xaafada Kilimani ee Magaladatani Nairobi…

Posted in WARARKA

Milatiriga dalka Chad oo dilay 17-ka mid ah Kooxda Boko Haram

Lix qof oo ay ka mid yihiin laba milatiri ayaa ku dhintay weearkii xala ay soo qaadeen kooxda Boko Haram meel u dhaw harada Chad,Halka…

Posted in WARARKA

Taliyaha CXDS oo Farriin u diray Ciidanka Madaxtooyadda

Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee loo magacabay…

Posted in WARARKA

Duqa Muqdisho iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo Wada kulmay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka wada hadlay ballaarinta Sohdimaha ay…

Posted in WARARKA

Muuqaal Qiso dhab ah: Ma kula tahay adoo gacmaha ka go`an inaad noqoto tima jare?

Waxaanu ku nool nahay duni casriyoowday oo wax walba caadi ay iska noqon karaan. Mararka qaar Waxaa wax walb fududeeyaa intarneedka iyo aaladaha kale si…

Posted in WARARKA

Ku dhwaad 400 oo qof oo ku dhimatay dhulgariirkii iyo duufaantii ku dhufatay magaalada Palu ee wadanka Indonesia

Duufaan ka dhalatay dhulgariir cabbirkiisu lagu qiyaasay 7.5 oo ku dhufatay magaala xeebeedka Palu ee wadanka Induniisiya ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Hoggamiyasha gobolka xeebta oo sheegay inaysan taageereynin Raila 2022-da

Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka xeebta dalka ayaa u sheegay hoggamiyaha mucaaradka Nasa Raila Odinga inuu iska ilaawo taageritooda doorashada 2022-da maadama wakhtigiisa uu dhamaaday….

Posted in WARARKA

Xildhiban doonayo in madaxweyne Uhuru uu shirkada Mumias ka badbaadiyo inay burburto

Xildhibanka Kwanza, Ferdinand Wanyonyi ayaa madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ka dalbaday inuu shirkada Mumias ka badbaadiyo inay burburto. Sharci dajiyasha ayaa sheegay inay muhiim tahay…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka kulanka star, Ciyaaraha 29-09-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/09/Kulanka-Star-29-09-2018-Sports-Abdullahi-Ahmed.mp3