DHAGEYSO Hoggamiyasha gobolka xeebta oo sheegay inaysan taageereynin Raila 2022-da

Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka xeebta dalka ayaa u sheegay hoggamiyaha mucaaradka Nasa Raila Odinga inuu iska ilaawo taageritooda doorashada 2022-da maadama wakhtigiisa uu dhamaaday.
Hoggamiyasha waxay isugu jireen guddomiye iyo ila 20-Xildhibaan waxay xuseen inay sanooyiin badan taageereen Raila Odinga balse gobolka xeebta uusan ka faa’ideysan mashaarica horumarineed.
Siyaasiyiintan ayaa hadalkan ka jeeiyeen dugsiga hoose ee Mprirani ee ismaamulka Kwale, halkaas oo uu goob jog ka ahaa madaxweyna ku xigeenka dalka William Ruto, waxayna sheegay in xiriirkii siyaasadeed ee Raila Odinga kala dhaxeeyay uu dhamaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *