Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dawlada soamliya iyo Bank-ga adduunka ayaa kala saxiixday $80 milyan

Dawlada soamliya iyo Bank-ga adduunka ayaa kala saxiixday $80 milyan oo dhawaan uu bangiga aduunku ugu deeqay somaliya Looga fulinayo Mashaariic Horumarineed.

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ardaygii ugu da’da weyna oo imtixaanka KCPE-da ka sameynayaa deegaanka Dadaab

imtixaanka KPCE oo guud ahaan dalka kasocda malintii labaad ayaa Waxaa xeryaha qaxotiga ee dadaab u faristay ardeygii ogu dada waynaa sida uu warkan dadaab…

Posted in WARARKA

Wafdi ka socda QM iyo Midowga Africa oo Baydhabo Gaaray.

Waxaa maanta magaalaada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay gaaray Wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey waxaana hogaaminayya ergayga cusub ee Jimciyada Qaruumaha ka…

Posted in WARARKA

Aqalka sare ee Soomaaliya oo maanta meel mariyay sharci horyaalay mudo sanad ka badan.

Xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka khayraadka biyaha oo mudo dheer horyaalay kadib markii ay kal hore ay meel mariyeen…

Posted in WARARKA

25 qof oo ku dhimatay diyaarad ku burburtay Afghanistan

Wararka naga soo gaaraya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in 25 qof ay dhinteen kadib markii ay burburtay diyaarad uu leeyahay militariga wadankaasi. Afhayeen u hadlay…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha Fallaagada suudaanta koonfureed oo dib ugu laabtay Juba

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Suudaanta koonfureed haatana ah hoggaamiyaha mucaaradka Riek Machar ayaa tan iyo 2016-kii markii ugu horeysay maanta dib ugu laabtay…

Posted in WARARKA

Maamulka NTSA oo liiska baabuurka dowlada u diiwaangashan ka saaray 7 shirkadood

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka ee NTSA ayaa shaaca ka qaaday in 7 shirkadood oo kuwa gawaarida ah laga saaray liiska dowlada u…

Posted in Faallo

FEDERAALKU IMISA AYUU MUSHKILADDEENNA KA YAHAY

Hordhac Soomaali hadaan nahay waxaa caado inoo noqotay in mushkilad kasta ee siyaasadeed iyo culays walba ee soo wajaha dowladnimadeenna si aan ka fiirsasho lahayn…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru oo maanta gaaray dugsiga Uhuru Gardens ee degaanka Langata

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta gaaray dugsiga Uhuru Gardens ee degaanka Langata , magaaladatani Nairobi. Waxaa uu halkaasi kula hadlay ardayda imtixaanka u…

Posted in WARARKA

DHAGEYSOWasiirka arrimaha gudaha oo guddoomiyaasha xaafadaha ku amray inay soo gudbiyaan liiska ardayda sameynaya KCPE-da

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo iskuduwidda howlaha qaranka Dr. Fred Matiangi ayaa guddoomiyaasha xaafadaha ee loo yaqaano jiifafka iyo ku xigeenadooda amar ku siiyay inay…