Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee idaacada star fm 1:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/02-10-2018-1-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Tirada dadkii ku dhintay dhulgariirkii Indonesia oo kor u dhaaftay 1,200 oo qof

Maamulka qaranka Indonesia u qaabilsan maareynta musiibooyinka ayaa sheegay in ilaa iyo hadda 1,234 ay ku dhinteen dhulgariirkii iyo sunaamidii ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee…

Posted in WARARKA

Iskudhacyo dhexmaray booliska Spain iyo dad doonaya inay gooni u goostaan

Wararka naga soo gaaraya dalka Spain ayaa sheegaya inay iskudhaceen ciidamada booliska iyo shakhsiyaad wado olole ay ku doonayaan in gobolka Kataloniya uu noqdo mid…

Posted in WARARKA

10 qof oo lagu dilay qarax xalay ka dhacay suudaanta koonfureed

Ciidamada booliska ee dalka suudaanta koonfureed ayaa sheegay in weerar xalay lala eegtay goob lagu caweeyo lagu dilay ugu yaraan 10 qof halka tiro kale…

Posted in WARARKA

Shacabka Kenyaanka oo aaminsan inaan wax laga qabanayn laaluush qaadashada

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa warbixin uu shalay soo saaray ku sheegay in shacabka Kenyaanka ah aysan maamulada qaabilsan ku wargelinin…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha IEBC oo soo saaray digniin la xiriirta doorashada senetarnimo ee Migori

Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC Mr. Wafula Chebukati ayaa wacad ku maray in tallaabo adag oo sharciga waafaqsan laga qaadayo…

Posted in WARARKA

Shacabka Kenyaanka ah oo ku kala aragti duwan in isbedel lagu sameeyo dastuurka

Dadweynaha ku nool dalka ayaa afkaar kala duwan ka muujiyay ololaha uu madaxa xisbiga Thirdway Alliance Dr. Ekuru Aukot ugu jiro in lagu bedelo dastuurka…

Posted in WARARKA

Ururka qareenada dalka oo dacwad ka gudbiyay dowlada

Ururka ay ku bahoobeen garyaqaanada dalka ee LSK ayaa maxkamada u gudbiyay dacwad ka dhan ah canshuurta dowlada ay ku soo rogtay isticmaalka taleefoonada gaar…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka HOGAANKA ee idaacada star fm 2.10.2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/02.10.2018-.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka subaxnimo ee idaacada star fm 8AM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/01-10-2018-10-AM.mp3