Day: October 3, 2018
DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacda star fm 8:30 PM
Xaaskii ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysiya oo la xiray
Waxaa xabsiga loo taxaabay xaaska ra’iisul wasaarihii hore ee Malaysiya Rosmah Mansor iyadoona lagu soo oogay dacwad ka dhan ah musuqmaasuqa . Haweenaydani ayaa waxaa…
Tirada dhimashada musiibadii ka dhacday wadanka Indonesia oo gaartay 1,400 oo qof
Tirada dhimashada ee musiibadii ka dhacday wadanka Indonesia ayaa gaartay 1,400 oo qof ka dib markii dhulgariir iyo duufaan uu ku dhuftay wadankaasi. Sutopo Purwo…
Shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Suudaan
Shil diyaaradeed ayaa ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Khartoum ee dalka Suudaan. Shilka ayaa dhacay kaddib markii ay isku dhaceen labo diyaaradood garoonka dhexdiisa, arrintaasi…
Madaxweynaha Somalia oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah. Mudane, Farmaajo ayaa u rajeeyay inuu…
Maxkamada sare oo sheegtay in la hakiyo dacwadii ka dhanka ahayed ilillian Omollo.
Makamada sare ee dalka ayaa sheegtay in la hakiyo dacwadii musuqmaasuq ee ka dhanka aheyd hoghayihii hore ee waxda adeega dhalinyarada ee NYS Lillian Omollo….
Gudoomiyaha ismaamulka Migori oo la geeyay isbiitaalka qaran ee dalka ka dib markii uu xanuun ku soo booday
Guddoomiyaha ismaamulka Migori Okoth Obado ayaa loo qaaday isbitaalka qaran ee dalka Kenyaatta ka dib markii uu ku soo booday xanuun isaga oo wali lagu…
Madaxweyne Xassan Sheikh oo markii ugu horaysay xaadiray kulanka baarlamaanka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaadiray kulanka Golaha Shacabka ee ay ku yeelanayaan xaruntooda Magaalada Muqdisho ,kaasoo looga hadlaayo xeerhoosaadka…
Shil gaaro oo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Mudug.
Wararka ka imaanya gobolka Mudug ee dalka Soomaaliya ayaas sheegaya in saaka uu halkaas ka dhacay shil gaare oo ay waxyeelo ka soo gaartay dad…
DHAGEYSO Ciidanka xoogga Soomaaliya oo ka hadlay dagaalo u dhexeeyay dadka deegaanka iyo AL-shabaab oo ka dhacay gobolka shabeelada Hoose.
maalmihii aan ka soo gudubnay waxaa deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe ee dalka Soomaaliya ka dhacayay dagaalo u dhexeeya dadka deegaanka…