Maxkamada ICJ oo Maraykanka ka codsatay inuu xayiraadda ka qaaddo iiraan

Maxkamada caalamiga ee cadaaladda ee ICJ ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo ay Maraykanka uga codsanayso inuu cunaqabateynta ka qaaddo iiraan.
Xayiraadaasi ayaa si gaar ah u saameysay bani’aadanimada iyo duulimaadyada.
Xukuumada Tehran ayaa maxkamada ka codsatay inay xukuumada Washington ku amarto inay ka qaado xayiraadda inta laga dhageysanayo dacwad ay u gudbisay in kastoo kiiskaasi oo la soo gabagabeeyo ay sannado qaadan karto.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *