Shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Suudaan

Shil diyaaradeed ayaa ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Shilka ayaa dhacay kaddib markii ay isku dhaceen labo diyaaradood garoonka dhexdiisa, arrintaasi ayaa horseeday in si ku meel gaar ah loo xiro garoonka isla markaasna diyaaradaha loo weeciyo garoonka diyaaradaha ee Port Suudaan.
Siddeed qof ayaa ku dhaawacantay shilka, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka e AFP.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *