Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/06-10-2018-22-00.mp3
Posted in WARARKA

Raisul Wasarihi hore ee dalka Bangaladesh oo Isbitaal la dhigay

Haweeneyda raisul wasaraha hore uga ahayd dalka Bangaladesh Khaleda Zia haatana ah madaxa mucaardka dalkaas oo xabsi ku jirtay ayaa la dhigay isbitaalka Dhaka ka…

Posted in WARARKA

Mucaardka Cameroon oo isbaheysi soo saaray

Laba xisbi oo ka tirsan mucaaradka dalka Cameroon ayaa isku afgartay inay isbaheysi ka dhigaan xisbiyadood si ay xilka kaga xayuubiyaan madaxweynaha xiliga lixaad xafiiska…

Posted in WARARKA

Askar loo diyaariyay Xasilinta Amniga Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay qorsheyneyso sugida amniga guud ee muqdisho in loo diyaariyo saddex kun oo ciidan oo ka tirsan booliiska Soomaaliya….

Posted in WARARKA

Haweeney ninkeeda dishay,kadibna isku dayday inay turto meydkiisa

Haweeney 26-sano jir ayaa booliska ay gacanta ku dhigeen ka dib markii ay tooreey ku muday seygeeda uu u geeriyooday. Haweeneydan ayaa waxa arkay shacabka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ruto oo sheegay in aftida ay ku saleysnaato wax ka badalida nolosha Kenyanka

Madaxweyna ku xigeenka dalka Willliam Ruto ayaa haatan taageeray aftida ku aadan in dastuurka wa lagaa badalo.Asaga iyo siyasiyiin ka soo jeeda gobolka Mount Kenya…

Posted in WARARKA

Dowladda Soomaaliya Oo Safaaradda Qatar U Ogolaatay Inay Dhoofsato sagaaro

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa safaaradda qatar ee fadhigeedu yahay caasimadda Soomaaliya ee muqdisho inay wadanka Soomaaliya ka dhoofsato duur…

Posted in WARARKA

Sarkaalka ugu sareeyay laanta booliska aduunka shiinaha oo wali la la’yahay

Waxaa wali la wadaa baaritaan ku aadan madaxa laanta booliska aduunka ee loo yaqaan Interpol Meng Hongwei oo u dhashay wadanka shiinaha kaasi oo la…

Posted in WARARKA

Dhimashada dhulgariirkii ku dhuftay wadanka Indonesia oo sare u sii kacday

Iyadoo ay wadanka Indonesia ka socdaan hawlaha gargaarka iyo samatabixinta ka dib markii uu dhulgariir xoogan ka dhacay wadankaasi todobaadkii anu ka soo gudubnay ayaa…

Posted in WARARKA

Marwada koowaad ee dalka Maraykanka oo ka duushay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta iyadoona booqashadeedi u dambeysay ku tagaysa Masar

Marwada Koowaad ee dalka Maraykanka Melania Trump oo booqasho laba maalmood ah ku joogtay dalka ayaa saaka booqashdeedii ay ku soo gaartay wadamo ka mid…