DHAGEYSO Ruto oo sheegay in aftida ay ku saleysnaato wax ka badalida nolosha Kenyanka

Madaxweyna ku xigeenka dalka Willliam Ruto ayaa haatan taageeray aftida ku aadan in dastuurka wa lagaa badalo.Asaga iyo siyasiyiin ka soo jeeda gobolka Mount Kenya ayaa shegeen inaysan aqbaleynin hadii qorshuhu uu yahay in xilka ra’isul wasare la soo saaro.
Hoggamiyashan ayaa xusay inaysan ka cabsaneynin afti.
Mar uu ka hadlaey deeganka Kibugua ee ismaamulka Tharaka Nithi halkaasi oo lacag loogu arrurinaye Ururka macaliminta si bas loogu iibiyo. Mr Ruto wuxu sheegay inuusan aqbaleynin wax ka badalida dastuurka oo culays ku ridi karta shacabka.
Mr.Ruto ayaa xusay inu taageerayo balse uusan dooneynin in howla kale lagu hoos qariyo.

Guddmoiyaha Ismaamulka Tharaka-Nithi Muthomi Njuki ayaa sheegay in guddiga ay soo sareen madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga ay isku badaleen inay u ololeeyaan waxkabadalida dastuurka.
Ruto waxa uu sheegay in Mr.Odinga uusan ku andacoonin inuu mideynayo Kenyanka asaga oo adegsanayo hannan kala qaybsanaan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *