DHAGEYSO Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo Shaaciyay Qorsho Lagu Sugayo Amniga Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ducaale ayaa sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya xukuumadda Soomaaliya ay la xisabtami doonto hay`adaha Amniga.
Waxa uu sheegay in Wasaaradda Amniga ay la imaan doonto qorsho cad oo lagu sugi doono Amniga Caasimadda,isla markaana ay ka wada hadli doonaan guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *