Dhimashada dhulgariirkii ku dhuftay wadanka Indonesia oo sare u sii kacday

Iyadoo ay wadanka Indonesia ka socdaan hawlaha gargaarka iyo samatabixinta ka dib markii uu dhulgariir xoogan ka dhacay wadankaasi todobaadkii anu ka soo gudubnay ayaa hadda waxaa laga cabsi qabaa in ay dad badan ku xanibanyihiin dhulka hoostiisa.
Dhimashada musiibada ka dhacday dalka Indonesia ayaa hadda maraysaa 1,649 qof.
In ka badan 70,000 oo guriyo ah ayaa ku burburiyay wadankaasi.
Dhulgariirka ayaa cabirkiisu lagu qiyaasay 7.5 waxaa uuna ku dhuftay jasiirada Sulawesi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *