Dowladda Soomaaliya Oo Safaaradda Qatar U Ogolaatay Inay Dhoofsato sagaaro

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa safaaradda qatar ee fadhigeedu yahay caasimadda Soomaaliya ee muqdisho inay wadanka Soomaaliya ka dhoofsato duur joogta nooceeda loo yaqaano sagaaro, kuwasoo gaaraya ilaa 14 sagaaro ah.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dowladda Soomaaliya Oo Uu Ku Saxiixnaa Agaasimaha Guud Maxamed Cumar Nuur ayaa lagu sheegay in sagaarada ay dhoofsaneyso safaaradda qatar caafimaadkooda la baaray, iyadoo Warqada Fasaxa Loo Diray Hey’adaha Ay Quseyso.
Duur Joogta Sagaarada Ayaa Ka Mid Ah Kuwo Ugu Caansan Ee Soomaaliya Loogu Ugaarsi Badan Yahay, Isla Markaana La Jecel Yahay Hilibkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *